Taxanaha 1aad ee kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

HomeMaqaalo Kale

Taxanaha 1aad ee kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 1aad ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga, waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska. Fadlan kaqaybqaado barnaamijka oo nala qaybso fikrikaaga iyo falceliskaagaba. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8898c6fd0000db6ab5bb38/%232_Barnaamijka+RI_cXakiin+Xuseen+Xasan_30+Aug+%2718.mp3

RIYADII RUMOWDEY EE DEKADDA GARACAD
Caqabadaha Haysta Jaamacadaha Gudaha oo Garoowe Looga Doodey (DHEGAYSO)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 22aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Taxanaha 1aad ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga, waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Fadlan kaqaybqaado barnaamijka oo nala qaybso fikrikaaga iyo falceliskaagaba.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: