Site icon Radio Daljir

TAWFIIQ: Hormar Bilow ah Hammi Dadweyne & Ballan Dowlo (Taxanaha 2aad)

Degmada TAWFIIQ waa lafdhabar ammaanka PUNTLAND waa se degmo aan sal dowlo weli yeelan, waxaa se jira hammi dadweyne, waxaa taagan ballan dowlo, waxaana socda hormar bilow ah iyo dhismaha jid Tawfiiq ku xira degmooyinka kale ee PUNTLAND.

Warbixintan oo ah qaybtii 2aad ee Taxanaha Degmada TAWFIIQ waxaa inoo haya Maxamad Xassan Dhalo.

 

Exit mobile version