Site icon Radio Daljir

Tartan & Tacliin iyo Caawa: Daawad Sare fkf Bacaadweyn Sare iyo Najax Ceelbuh fkf Jariiban Sare

Tartan & Tacliin Caawa wuxuu galay habeenkii 2aad, waxaana caawa wajiga hore foodda is daray Daawad secondary iyo Bacaadweyn Sare; halka qaybta labaadna ay ku tartameen Najax Ceelbuh iyo Jariiban Secondary.

Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Shirkadaha Golis, Towfiiq, Daladda Waxbarashada Pen iyo Warbaahinta Daljir.

Hoos ka dhegayso tartanka oo dhammaystiran

Qaybta 1aad

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59360fa3030100650907e09f/T%26T_5+juun+17+-+1aad2.mp3?_=1

Qaybta 2aad

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59360e8f06010091b41336ae/T%26T_5+juun+17+-+2aad.mp3?_=2

  

 

 

Exit mobile version