Site icon Radio Daljir

Tartan Kubadda Cagta ah oo u Furmay Dhalinyarada Cuslaatay ee Magaalada Qardho (dhegayso)

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa tartan kubadda cagta ah looga furay qaar kamid ah dhalinyarada cuslaatay ee xaafadaha magaalada Qardho, sida uu warbixinta hoose ku faahfaahinayo Maxamuud Fantastic.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59a146b900010054cf0fdefe/Warbixinta+daljir+qardho+kob+kubada+cagy+ta+oo+qardho+laga+furay+26_8_2017.mp3?_=1
Exit mobile version