TARTAN IYO TACLIIN: Kulamo Adag oo Caawa Dhici doona

Talaado, Juun 23, 2015 (Daljir)_ Kulamada caawa dhacay a ayaa waxaa ku tartamaya Gambool Secondry  (Garowe)  Vs Al-furqaan (Baran) , qaybta kalena waxaa ku tartamaya Mubaarak(Dhahar) Vs Baargaal Secondary( Degmada Baargaal ah.

Barnaamijka ayaa waxaa lagu jiraa wareegiisa seddexaad, waxaana sanadkan maal gelinaysa shirkada Isgaarsiinta Golis Telcom iyo wasaaradda waxbarashada Puntland , waxaana dhanka kale fududaynaya daladda waxbarashada ahliga ee PEN.

Daljir waxa ay nasib wacan u rajaynayssa dugsiyada Caawa tartamaya

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com