TARTAN IYO TACLIIN: Iskuulada Gambool Garowe iyo Caynu Shamsi oo Caawa Foodda is Dari Doona

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_Barnaamijka Tartan iyo Tacliin caawa waxaa dhacay kulamo xiisa leh oo dhex mari doona iskuulada Gambool Garowe Vs Caynu Shamsi  Galdogob. Sido kale wareegga labaad waxaa ciyaaraya Mubaarak Secondry Dhahar vs Boocame Secondry.

 

Daljir Nasiib wacan ayey rajaynaysaa iskuulada Caawa tartamaya

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com