Site icon Radio Daljir

Tartan iyo Tacliin: Dugsiyada caawa fooda isdari doona

Afar Iskuul oo kuyaala gobolada Sool, Cayn, Mudug iyo Bari ayaa caawa isku arki doona barnaamijka TARTAN IYO TACLIIN ee Radio Daljir
Waa habeen kale oo xiiso badan nala wadaag aragtidaada iyo cida aad guusha u saadaalinayso.

Back to Home page