Site icon Radio Daljir

Tareen Cirka Ku Soconaya oo Ka Howl Bilaabay Gobolka Shandong ee Shiinaha (Sawirro)

Trainkii ugu dheereeyey ee dhanka cirka ku safraaya ayaa waxa uu markii ugu horeeyey ka shaqo bilaabay gobolka Shandong ee dalka Shiinaha, waxaana uu ku soconayaa waddo laga sameeyey hawada sare, wuxuuna halkii mar qaadi karaa 510 qof iyo adeegooda.

SAWIRRO

Exit mobile version