Site icon Radio Daljir

TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho.

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ka soo jeedinaysa Wariye Faadumo Degan Daahir!

Barnaamijka Tala Keen Fadumo Deggan 15 – 6-2020 by Radio Daljir

Exit mobile version