Taliyihii hore ciidanka Birmadka gobalka Mudug oo Caawa Gaalkacyo lagu dilay

Taliyihii hore ciidanka Birmadka gobalka Mudug oo Caawa Gaalkacyo lagu dilay

Kooxo ku hubaysan bastoolado ayaa Caawa salaadi cisha kadib ku dilay Masjidka dulqarnayn ee Magaaladda Gaalkacyo allaha u naxariiste Taliyihii hore ee ciidanka Birmadka gobalka Mudug Cabdirashiid gabi gabi.

Taliyaha ayaa xiliga la dilayaay waxaa uu kaso baxay salaada Cisha iyado Afafka hore ee masjidka lagu toogtay Taliyaha oo an markaas wadan wax istaaf ah.

Meydka marxuumka ayaa loo qaaday Cisbitaalka Guud ee maagaaladda Gaalkacyo,lamana garanayo ilaa hadaa ciida kadambeysa dilka Gabi gabi oo kamid ah saraakisha Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com