Taliyihii Ciidamada Xoogga Militariga ee 12ka April iyo Sarkaal kalle oo lagu dilay Muqdisho

Taliyihii Ciidamada Militariga ee 12ka April ayaa lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho isaga iyo abaanduliiyihii ciimada.

Janeraal Cumar Aadan Dhabad iyo abaanduulliyihii ciidamada Jen. Cabdi Cali Jamaame ayaa qaraxa ku geeriyooday, iyagoo maraya deegaanka Dhanaane.

Wararka ayaa sheegaya qaraxa inuu ahaa miino dhulka loogu aasay, waxaana maydkooda loo soo qaaday magaalada Muqdisho.

AUN taliyihii ciidamada Janeraal Cumar Aadan Dhabad , waxaa uu dowladdii KMG ahayd ee Sheekh Shariif kasoo noqday wasiir kuxigeen iyo xildhibaan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com