Taliye Qodhob: “Tuugo Dhankaas ka Timid oo Boob Wadda bay ka Bilaabatay”

Taliye Qodhob: “Tuugo Dhankaas ka Timid oo Boob Wadda bay ka Bilaabatay”

Cabdirashiid Qodhob, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Gobolka Mudug, ayaa Daljir uga waramay dagaal muddo kooban ka socday dhanka galbeed ee magaalada Gaalkacyo. Dagaalka ayuu taliyuhu ku tilmaamay “mid ay wadeen rag tuugo ah,” waa sida uu hadalka u dhigay e.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka culus iyo kan fudud ayaa saacad ka badan ka soconayey galbeedka magaalada, mana jiro inta la ogyahay wax khasaare ah oo illaa iyo hadda ka dhashay dagaalka.

 

Hoos ka dhegayso waraysiga Taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com