Site icon Radio Daljir

Taliye Aadan Nuur Qaal: “Jaxeer waa Dhintay … Dadkana Waxgaradkaa laga Laynayaa” (dhegayso)

War hadda Gaalkacyo naga soo gaaray wuxuu sheegayaa in ganacsade Jaxeer Muuse Nuuryare oo kamid ahaa gancsatada gobolka Mudug gaarigiisa qarax loogu xiray, uuna u dhintay qaraxa.

Waxaan waraysi kooban la yeelanay Taliye Adan Nuur Qaal, wuxuuna noo xaqiijiyey in Jaxeer oo kalgiis ahaa, uu ka soo baxay gurigiisa oo u dhow Yamayska, halkaasna ay asaga iyo gaarigiisii ku basbeeleen.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/595e606506010089792c28a8/qaraxa+gaalkacyo_Wareysi+Taliyaha+Qaybta+Booliska+ee+Gobolka+Mudug_JFA_6+jul+17.mp3?_=1

Diiwaanka wararka

Radio Dajlir

Exit mobile version