Taliyaha Xuseen Cali Maxamuud“ Dadka Bosaaso soo galiya khamriga waa suurtagal in Shabaab iyo Daacish ay horay u soo qaadaan (dhegayso)

Taliyaha qaybta Booliska gobolka bari Gashaanle Sare Xussen Cali Maamuud ayaa Bosaaso ku soo bandhigay 60 dhalo oo khamri ah, dadkii watay iyo gaadiidkii lagu soo qaaday.

waxa uu sheegay in dadka maandooriyaha soo galinaya Bosaaso ay dhici karto in Shabaab iyo Daacish ay soo galin karaan gudaha magaalada.

Dhegayso.

Xasan Heykal, Daljir Bosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com