Site icon Radio Daljir

Taliyaha Saldhiga Burtinle oo kawarbixiyeey dhismaha Cusub ee saldhigaas (dhegayso)

Siciid Cabdi Kurtun Taliyaha Saldhiga Degmadda Qardho oo Radio daljir la hadlay ayaa kawarbixiyeey halka uu marayo dhismaha Saldhiga degmaddas oo dayactir lagu waddo.

wuxu sheegay in mel wanaagsan uu marayo dhismaha saldhiga degmadda Burtinle ee Gobalka Nugaal.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3ef71c0a0100b9a2d1f19f/Waraysi+taliyaha+saldhiga+burtinle.mp3?_=1

Exit mobile version