Taliyaha qaybta Boosaaso: “ Qofka maandooriye soo galiya waxa uu nooga daranyahay Shabaab iyo Daacishka” (daawo)

Taliyaha qaybta Boosaaso: “ Qofka maandooriye soo galiya waxa uu nooga daranyahay Shabaab iyo Daacishka” (daawo)

Warbixinta khamriga lagu gubay Bosaaso.

Mudooyinkii udambeeyay deegaanada Puntland waxaa aad ugu soo badanayay maandooriyaha sida Khamriga iyo Xashiishada.Xadka aynu wadaagno Itoobiya ayaa la sheegaa in intiisa badan uu kasoo galo Khamriga iyo Xashiishada, waxaana lagu qabtaa Bosaaso oo ah cirka ugu dambeeya ee Puntland.Hadaba Su'aasha iswaydiinta mudan ayaa ah sidee ayuu ku soo dhaafaa khamriga iyo Xashiishada kaantaroolada ka sokeeya magaalada Bosaaso? Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa ka hadlay arintan xili duleedka Boosaaso lagu gubay khamri lagu qabtay kaantaroolka magaalada laga soo galo.waxa uu sheegay in qofka maandooriyaha wada uu uga daranyahay Shabaabka iyo Daacishka ay dagaalka kulajiraan.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, December 11, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com