Site icon Radio Daljir

Taliyaha Cusub ee Xasilinta Caasimadda Garoowe oo xilka la wareegay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad uu xilka kula wareegayeey Taliyaha Xasilinta Caasimadda Muxiyadiin Axmed Muuse,iyado uu xilka kala wareegay Taliyaha Qeybta Gobalka Nugaal Faarax Galangooli.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5baf8b5702010032a9d17130/warbixin+Qybta.mp3?_=1
Exit mobile version