Taliyaha Cusub ee Nabad Suggida oo Xilka la  wareegay

HomeWararka

Taliyaha Cusub ee Nabad Suggida oo Xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidamada Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya Xuseen Cismaan Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah ula xilka Taliska Sare ee Hay’

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tababar u soo xiray Ciidamo loo diyaariyay Qorsha Sugidda Amniga Caasimadda
Uhuru Kenyatta oo ka digay cawaaqib ka dhalan kara go’aanka maxkamadda ICJ
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Taliyaha cusub ee ciidamada Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya Xuseen Cismaan Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah ula xilka Taliska Sare ee Hay’adda Nabad Suggida Somaliya.

Munaasabad ka dhacday Xarunta Taliska Ciidamada NISA ee Habar Khadiijo, ayaa waxaa xilkii Taliyaha NISA si rasmi ah ula wareegay Taliyaha cusub oo maalin ka hor la soo magacaabay.

Wasiirka amniga Somaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya iyo Wasiiro ayaa goobjoog ahaa madaxa xafladda xil wareejinta ay ka dhaceysay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: