Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo Xilka La Wareegay (DHEGAYSO)

HomeWararka

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo Xilka La Wareegay (DHEGAYSO)

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacday Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Bashiir Goobe iyo Taliyaha cu

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Golaha Wasiirada Federaalka oo soo Saaray Go’aano Amni (dhegayso)

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacday Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Bashiir Goobe iyo Taliyaha cusub Xuseen Xasan Cismaan.

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay mudadii uu xilka hayay in ay wax ku soo kordhiyay Ciidanka Alsuubta, isaga oo tilmaamay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu xilka wareejiyo.

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Xuseen Xasan Cismaan horeyna u soo qabtay xilkan ayaa sheegay in ay halkan ka sii wadi doonaan shaqada, islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan Dowladnimada.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: