Taliyaha Ciidanka Galmudug,”Dagaalkii Jeexdin Wuxuu Dhexmaray Dad Xoolo Dhaqato ah’ (dhegayso)
Taliyaha ciidanka maamulka Galmudug Xasan Farax oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa sheegay in dagaalkii xalay kadhacay deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug uu u dhexeeyey malayshiyaad xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59a6814d010100ed2877693f/Xasan+Faarax+ciidana+Galmudug.mp3
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed