Taliyaha Ciidanka Galmudug,”Dagaalkii Jeexdin Wuxuu Dhexmaray Dad Xoolo Dhaqato ah’ (dhegayso)

Taliyaha ciidanka maamulka Galmudug Xasan Farax oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa sheegay in dagaalkii xalay kadhacay deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug uu u dhexeeyey malayshiyaad xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Taliyaha Ciidanka Galmudug,”Dagaalkii Jeexdin Wuxuu Dhexmaray Dad Xoolo Dhaqato ah’ (dhegayso)”

  1. […] Taliyaha Ciidanka Galmudug,”Dagaalkii Jeexdin Wuxuu Dhexmaray Dad Xoolo Dhaqato ah’ (dhe… […]

  2. […] Taliyaha Ciidanka Galmudug,”Dagaalkii Jeexdin Wuxuu Dhexmaray Dad Xoolo Dhaqato ah’ (dhe… […]

U Jawaab Taliyaha Ciidanka Galmudug Oo ka hadlay dagaalkii Jeexdin | Puntland Observer Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com