Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Kisaas dil iyo dhac ah oo gacanta ku hayan (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay Kisaas dil iyo dhac ah oo gacanta ku hayan (dhegayso)

General Muxiyadiin Axmed muuse Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo maanta Garooowe Warbaahinta kula hadlay ayaa wuxuu sooo bandhigay ilaa dhowr kiis oo dhacay intuu xafiiska joogay oo ay ku jiraan dilal iyo dadkii loo soo qabtay.

Taliyaha ayaa wuxuu sheegay inay gacan ku hayaan ilaa dhowr gacan ku dhiigle oo ku jiro nin wiil dhalinyaro ah ku dilay Garoowe wuxuuna kale oo sheegay inay hayaan kiis nin haweeneydiisii dilay.

Muxiyadiin ayaa sidoo kale ka hadlay dhalinyaradii garoow dhibta ku haysay ooo yaraaday wuxuuna sheegay inay degmadda Eyl ka sooo qabteen qeybtood oo halkaas u baxsaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com