Site icon Radio Daljir

Taliyaha ciidanka bilayska ee saldhiga Mijir oo ka xog warramay ilma yar oo la sheegay in ay bahallo cuneen, medykiisa laga helay duleedka Bossaso.

Bossaso, Sept 13 – Waxaa laga helay duleedka magaalada Bossaso meydka ilma yar oo maalmo la la’aa. Bashiir Hoobaaley, taliyaha ciidanka bilayska ee saldhiga Mijir ayaa sheegay in ilmaha uu cunay bahal …

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

Exit mobile version