Taliyaha Ciidamadda Badda Puntland oo Beeniyaay inuu Katirsana Ciidankooda Askari Gabar dhibaateyey (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Ciidamadda Badda Puntland oo Beeniyaay inuu Katirsana Ciidankooda Askari Gabar dhibaateyey (dhegayso)

Taliyaha ciidanka badda Puntland Admiraal Cabdirsaaq diiriye oo saxafadda kula hadlayeey Boosaaso ayaa ka hadlay fal isku day kufsi ah oo Boosaso kadh

Ciidamadda dowladda iyo alshabaab oo shabeelaha hoose ku dagaalamay
MAANHADAL: Kulan-bulsheedka degmada Baran | Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir (dhegayso )
Madaxweynaha Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland.

Taliyaha ciidanka badda Puntland Admiraal Cabdirsaaq diiriye oo saxafadda kula hadlayeey Boosaaso ayaa ka hadlay fal isku day kufsi ah oo Boosaso kadhacay kaas oo lagula kacay gabar 17 sano jir ah ,kaas oo uu ku sameyeey Askari ay sheeko wadaag ahayeen.

Taliyaha ayaa sheegay in uusan Ciidankooda katirsanayn Askariga falkaas geeystay ,isla markaana xubinteeda taranka xabad kaga dhufta,waxaana laga dayrinaya xaaladda gabadhaas.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Rajo laga qabo in ciidamadda Amaanka Puntland gacanta ay kusoo dhigaan Askariga falkaas geeystay ,iyado hadda an la ogayn halkuu joogo.

dhegayso codka Taliyaha

COMMENTS

WORDPRESS: 12
  • Ahmed duraan 6 years ago

    Aad bn ugu xumahay dhibaatada askarta reer puntalnd ugaysanayaan gabdhaha soomaliyeed

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh qabka siyaasad waxba kamtaqanid wax tahay duli Akhiradisi illawaye Adeero qabil camalkaaga ma’aahane ushaqeyso akhiro lagumadoraan inaad aad shaqsilaa aad udoodide garo wixi dantaad iyo dantaa shacbka oo kudhaaqan dasturka illahahey

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh qabka siyaasad waxba kamtaqanid wax tahay duli Akhiradisi illawaye Adeero qabil camalkaaga ma’aahane ushaqeyso akhiro lagumadoraan inaad aad shaqsilaa aad udoodide garo wixi dantaad

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh qabka siyaasad waxba kamtaqanid wax tahay duli Akhiradisi illawaye Adeero qabil camalkaaga ma’aahane ushaqeyso akhiro lagumadoraan inaad aad shaqsilaa aad udoodide garo wixi

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh qabka siyaasad waxba kamtaqanid wax tahay duli Akhiradisi illawaye Adeero qabil camalkaaga ma’aahane ushaqeyso akhiro lagumadoraan inaad aad shaqsilaa aad udoodide

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh qabka siyaasad waxba kamtaqanid wax tahay duli Akhiradisi illawaye

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh qabka siyaasad waxba kamtaqanid wax tahay

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan ma’aan inaad sidaan qawana ad udifacdoh

  • Adeer hadaa ku difaceysoh qabil ahaan

  • inuu uhanjaboh reerki dhalay gabadha wax walbo laqariyoh ruunti kama qarson Cadilkii inaa aburay

  • Adaa uga xumahay inu nin ka mid ah cidamada puntlan udifacoh gacankudhiglih geystey falki naxdinta lah kageystey magalad Bosaaso runti waa ariin laga xumadoh intu samiir sinlaha meyeey noqtoy inu

DISQUS: