Site icon Radio Daljir

Taliyaha Ciidamadda Badda Puntland oo Beeniyaay inuu Katirsana Ciidankooda Askari Gabar dhibaateyey (dhegayso)

Taliyaha ciidanka badda Puntland Admiraal Cabdirsaaq diiriye oo saxafadda kula hadlayeey Boosaaso ayaa ka hadlay fal isku day kufsi ah oo Boosaso kadhacay kaas oo lagula kacay gabar 17 sano jir ah ,kaas oo uu ku sameyeey Askari ay sheeko wadaag ahayeen.

Taliyaha ayaa sheegay in uusan Ciidankooda katirsanayn Askariga falkaas geeystay ,isla markaana xubinteeda taranka xabad kaga dhufta,waxaana laga dayrinaya xaaladda gabadhaas.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Rajo laga qabo in ciidamadda Amaanka Puntland gacanta ay kusoo dhigaan Askariga falkaas geeystay ,iyado hadda an la ogayn halkuu joogo.

dhegayso codka Taliyaha

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a006531020100b5e1e0157f/Taliyaha+Ciidamada+Badda+Puntland+Admiraal+Cabdirisaaq+Diiriye+Faarax++oo+ka+hadlay+gabar+dhawan+isku+day+kufsi+ka+badbaday+balse+askri+xabad+uu+ku+dhuftay.mp3?_=1
Exit mobile version