Site icon Radio Daljir

Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka oo u yeeray Ardaydii ku biirtay Ciidamada

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed da,dooduna u dhaxeysa 18- sano-21 Sano.

Waxaana laga codsanayaa ama lagu wargelinayaa in ay yimaadaan Xerada Ciidanka Cirka Aviatoine Maalinta Sabtida Taariikhduna ku beegantahay 19 /10/2019 saacaduna tahay 7:00 Aroornimo ama hal Saac Subaxnimo

Waxaana laga doonayaa inay horay usoo qaataan Shahaadooyinkooda Waxbarashada iyo Dharka Sportiga.

Exit mobile version