Site icon Radio Daljir

Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland oo booqday xerada ciidamada 55aad ee deegaanka Tukaraq (dhegayso)

Taliyaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland General Yaasiin Cumar Dheere ayaa booqday taliska ciidamada Puntand ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

waxa uu ciidamada ku booriyay in ay udiyaar garoobaan difaaca dhulkooda maadaama ay ku soo duuleen maamulka Hargaisa.

safarka taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland waxaa ku weheliyay kuxigeenadiisa iyo hogaanka ciidamada Daraawiishta Puntland.

Todobaad ka hor ayay ahayd markii ciidamo ka tirsan Puntland ay isaga soo baxeen Tukaraq, kadib markii sida ay sheegeen dowladda ay ka waayeen xuquuqdii ay ku lahaayeen.

Dhegayso.

Exit mobile version