Taliska Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo Howlgalo ka sameyaay Garoowe (dhegayso)

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo Howlgalo ka sameyaay Garoowe (dhegayso)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal Gashaanle Faarax Maxamed Warsame oo Maanta Saxaafadda kula hadlayaay Garoowe ayaa ka hadlay Howlgal Amniga Ku saabsan oo maalmihi u dambeyaay Kasocda Caasimadda.

Taliyaha ayaa sheegay inay Ciidamadda Howlgalkay Waddeen kuso qab qabteen dhalinyaro Xiliyadda Habeenkii ah Falal Amni darro ka sameynayaay,wuxuna ka hadlay Amniga Guud ee Gobalka.

Dhinaca Kale Gashaanle Faarax ayaa dalbaday Ciidamo dheeri ah oo sugga Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana uu digniin u diray dadka baaburtooda bacaha madow ee Beersoolka lo yaqaan ku xirta

Hoos kadhegayso shirka Jaraa’id

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com