Site icon Radio Daljir

Taliska Ciidamadda Xooga oo iska Fogeyeey eedayn uga Timid Madaxda Galmudug (dhegayso)

Afhayeenka Ciidamdda Xooga Dalka Somaliyeed Cabdulaahi Caynte oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay in ciidamadda Xooga Somaliyeed aysan haba yarateen wax lug ah ku lahayn Arimaha siyaasadeed ee Dalka ka socda ,gaar ahaan Arimaha Galmudug kataagan xiligan.

Caynte ayaa ka jawabayeey hadal kaso baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo ahaa in saraakil dowladda Somaaliya katirsan ay ku lug leeyihin Arimaha siyaasadeed ee kajira xiligan Galmudug.

Dhegayso codka Taliyaha

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d1ffad040100a41282f025/Codka+Ceynte.mp3?_=1
Exit mobile version