Tahniyad Aroos Wariye Maxamuud Fantastic Marwadisa Faadumo Siciid Yuusuf

Tahniyad Aroos Wariye Maxamuud Fantastic Marwadisa Faadumo Siciid Yuusuf

Maamulka Iyo Shaqaalaha Idaacada Daljir Waxay Hambalyo u dirayaan Wariye Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic oo kamid ah shaqaalaha Daljir qardho iyo Marwadisa Faadumo Siciid Yuusuf oo ku aqal galay Magaaladda Qardho Xarunta Gobalka Karkaar Hambalyo Hambalyo ayaan leenahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • Hanbalyi

  • Hambalyo

  • Hambalyo kale

  • maa sha Allaah
    isku waara wiil iyo
    caano gabar iyo caano

  • masha allaaha hanbalyo