Tacadiyada ka dhaca Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka heer intee la’g ayay gaarsiisan tahay?

Tacadiyada ka dhaca Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka heer intee la’g ayay gaarsiisan tahay?

Intabadan Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka ka dhiga ee dalka ayaa Ardayda kala kulma tacadiyo ka dhan ah Caruuta sida Jirdil, Xarig iyo Ciqaab.

Hadaba Tacadiyada ka dhaca Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka heer intee la’g ayay gaarsiisan tahay?

Waxaa ka jawaabaya oo dhacdoonyin tacadi ah kala kulmay Macalinkiisa Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha Puntland.

Hadalkan ayuu ka sheegay Madasha Culimaa’udiinka kor loogu qaadayo gaar ahaan Xuquuda Haweenka, Da’yarta iyo Caruurta oo uu soo qaban qaabiyay xafiidka Xuquuqul Aadanaha Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com