Taariikhda Badda Soomaaliya ee damaca uu kaga jiro Kenya iyo marxaladihii ay soo martay (dhegayso)

Taariikhda Badda Soomaaliya ee damaca uu kaga jiro Kenya  iyo marxaladihii ay soo martay (dhegayso)

Badda Soomaaliyeed oo ay dowladda Kenya muranka galiya kuna doodayso in ay leedahay ayaa dhererkeeda ah 648kmt,taas oo ah xagal ka soo dhacda xuduudka Soomaaliya ee Raas Kaambooni.

hadaba maxaad kala socotaa taariikhda Badda Soomaaliya iyo xeerarkeeda.? Daljir ka baro oo hoos ka dhegayso waraysiga uu wariye Xasan Heykal la yeeshay Yaasiin Faarax Cartan oo arintan wax ka qoray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com