Suldaan Bashiir Muuse Koonto oo Bosaaso lagu aasay

Suldaan Bashiir Muuse Koonto oo Bosaaso lagu aasay

Allaha unaxariistee waxaa maanta duleedka magaalada Bosaaso lagu aasay Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo shalay Nin hubaysan uu ku dilay Masjidka Mubaarig ee magaalada Bosaaso.

Aaska Suldaanka waxaa ka soo qaybgalay Isimada dhaqanka ee Puntland, Culimaa,udiinka Puntland, Siyaasiyiin Aqoonyahano, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .

Majirto ilaa iyo haatan cid loo soo qabtay dilka Suldaan Bashiir, kamana aysan hadlin Hay,adaha amniga ee uxirsaanran gobolka bari dilka Suldaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com