Suldaan Aw-seed oo Ka Hadlay Beelo Lagu Heshiisiinayo Gobolka Sool (dhegayso)

Suldaan Aw-seed oo Ka Hadlay Beelo Lagu Heshiisiinayo Gobolka Sool (dhegayso)

Magaalada Lacanod ee Xarunta Gobolka Sool Ka furmay maalinti Khamiista ee ina Soo Dhaaftay SHir Lagu Heshiisiinayo Laba Beelo oo Walaalo ah oo Diriri ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool Gaar ahan Degaanada Dharkeyn Geeye iyo Saaxa Dheer .

Shirkaas oo ay Hormuud u yihiin Isimada iyo Culima u Diinka Soomaliyeed oo kaa Shanaya Maamullka Soomaliland , Hada Si aan Wax uga Ogaano Halka uu Marayo Shirka eelahaas Lagu Heshiisiinayo oo Shirar noocan oo Kale Ah Horey Loogu qabtay.

Waxaan kala xiriirnay Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed oo ka Mid Isimada Shirkaas Qaban qaabadiisa Wax ku Lahaa Waxaana Khadka Taleevanka Kula Xiriiray Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga ugu Hreyna waxaa uu Weydiiyay Waxa Looga Hadlay Shirku Dhowrkii Maalin ee uu Socday .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com