SSC-KHAATUMO vs SOMALILAND IYO QORSHAHA QARSOON EE MUUSE BIIXI

Maadaama aan qormooyinkii hore ku soo xusnay wixii ka dhexdhacay labada dhinac, aan si kooban u dulmarno xidhiidhka ka dhexeeya dhacdooyinka: 1. Labada ciidan, kii 2007 ee Puntland iyo kan maanta ee Somaliland, waa la naafeeyey iyada oo aan dagaal toos ah la galin, waxaana lagu kala diray qaab qarsoodi ah oo ay ogyihiin taliyayaasha … Continue reading SSC-KHAATUMO vs SOMALILAND IYO QORSHAHA QARSOON EE MUUSE BIIXI