SSC-KHAATUMO iyo Dagaalkii 25ka Agoosto Kabacdi

Laascaanood markii lagu kala adkaaday hiirtii hore ee 25ka Agoosto, ciidamada Somaliland wixii ka cararay degaanka Goojacade iyo fadhiisimadii kale ee ay ku lahaayeen aagagga Laascaanood waxaa lagu hakiyey tuulada Oog oo jirta 100KM dhinaca waqooyiga Laascaanood. Durbana waxaa ciidamada Somaliland ka dhex biloowday khilaaf xooggan salkuna yahay sababta keentay jabka foosha xun ee ku … Continue reading SSC-KHAATUMO iyo Dagaalkii 25ka Agoosto Kabacdi