Site icon Radio Daljir

Sooyaalka xuska 26ka Jun ( dhegayso)

26 Juun 1960kii maanta oo kale waa maalinta Xornimada Somaliland ay ka qaadatay gumeeystihii Ingiriiska ee ka talin jirey gobolada waqooyi ee Soomaaliya.

Hadab sidee ayay ku timid xuriyadaasi? wariye Xasan Heyka ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Exit mobile version