Soomaaliya oo markale dalbatay in laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran

Soomaaliya oo markale dalbatay in laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran

Dowladda Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka waxa ay ka codsatay in laga qaado cunaqabataynta hubka ah ee saaran Soomaaliya ,si ay ciidamada dowladda u cirib tiraan Argagixisada Al-shabaab.

Safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka Krnya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sidaasi maanta Warfidiyeenada usheegay .

“Tusaale, Mareykanka -oo haysta ciidanka ugu xooggan uguna qalabka fiican adduunka- ayaa kula dagaallamaya Daalibaan dalka Afghanistaan 17 sano, laakin ma aysan ka guulaysan wali, ayagoo xataa ka hub sarreeya, Marka sideed uga rajaynaysaa dowladda Soomaaliya oo ay saaran tahay cunaqabataynta hubka ee Qaramada Midoobay in ay si xoog leh ula dagaasho Al-Shabaab”.

“Waxay la mid tahay in ay gacmaha naga xireen, kaddibna -caalamku- noo sheegayo in aan la dagaallano Al-Shabaab.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    YAA UGU SHEEKEEYEY MARAYKAN BAA DALIBAN & ALQACIDA KULA DAGAALAMAYA AFGHAAN.
    ADEER ALQAACIDA,DALIBAN WAA CIA.OSAMA BIN LADENA WUXUU KUNOOL YAHAY BAHAMAS,SIDA UU NOO XAQIIJIYEY EDWARD SNOWDEN.
    WEERARKII 11/9/2001 WAA IN SIDE JOB!!.
    ALSHABAB,ISIS WAA GACANYARAYAASHA CIA,MI6 & MOSSAD.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    DONALD TRUMP SAY:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.
    SOMALIYA WAA MASHRUUC.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com