Soomaaliya oo Mareykanka ugu baaqday inaysan ciidamadeeda kala bixin (Akhriso)

Madaxweyne Farmaajo ayaa farriin uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in taageerada milateri ee uu Mareykanka dalkiisa siiyo ay u suuragelisay Soomaaliya inay si wax ku ool ah ula dagaalanto ururka Al-Shabaab, ammaan-na laga dhigo Geeska Afrika.

“Howlahaam waxaa lagu guuleysan karaa oo kaliya haddii uu sii socdo xiriirka dhanka ammaanka ee Mareykanka iyo Soomaaliya ee ku salaysan taageerada aasaasiga ah.”ayuu ku daabacay bartiisa twitterka Madaxweyne Farmaajo.

Diiwaanka warka.
Radio Daljir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com