Site icon Radio Daljir

Soomaalida Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi Waxaa Xukunta Gabadhaan (Muuqaal)

Jawaahir Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee taliye ka noqota xaafada Soomaalidu degan tahay Islii ee magaaladda Nairobi.

Gabadhan oo ah sargaalad utalisa saldhig ciidan ayaa ka sheekeysay qaabka ay usuura gashay iney askariyad heerkan gaartay ka noqoto magaaladda Nairobi iyo caqabadaha ay la kulantay.

SAWIRRO

https://youtu.be/Q0-ptV4MRAM

Exit mobile version