Soomaali weerar ku dilay afar ruux dalka Australia

HomeWararka

Soomaali weerar ku dilay afar ruux dalka Australia

Nin dhalashadiisu tahay Soomaaliya ayaa afar ruux ku dilay dalka Australia isagoo adeegsanaya mindi, sida ay sheegeen booliska magaalada Melbourne.

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo sheegay inuu dhacay afgambi dhicisoobay
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dawladda Jabuuti uga Mahad-celiyay Tababarka Ciidamada Soomaaliyeed (sawiro)
Madaxwayne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

Nin dhalashadiisu tahay Soomaaliya ayaa afar ruux ku dilay dalka Australia isagoo adeegsanaya mindi, sida ay sheegeen booliska magaalada Melbourne.

Dilkan ayaa dhacay xilli dadku ay wadada dhinaceedu marayeen uu ku dilay toorida.

Booliska ayaa sheegay inay toogteen kadib dilka markii uu gaystay isagoo doonayay gaari gaas iyo dhalooyin ka buuxaan uu qaraxyo uu ku gaysto.

Magaca ninkan Soomaaliga ah ayaa lagu sheegay Xasan Khalif Shire oo 30 sano jir ah.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: