Site icon Radio Daljir

Somaliland oo u dabaaldagaysa Munaasabadda 18ka May (sawiro)

Waxaa kasocda magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland munaasbad wayn oo lagu maamuusayo sanad guuradii 27aad ee kasoo wareegatay aasaaskii Somaliland.

Munaasabad wayn oo kadhacday magaalada Hargaysa aya waxaa ka qaybgalay madaxwaynaha Somaliland, golihiisa wasiirada , ciidamada iyo qaybaha shacabka ee magaalada Haragysa.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo madasha, sidoo kalle waxaa munaasabaddan markii u horaysay kasoo muuqday Dr Cali Khaliif Galayr oo muddo badan aad uga soo horjeeday gooni isu taagga Somaliland iyo jiritaankeeduba.

Hoos kadaawo sawirada

Exit mobile version