Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Guddiga difaaca Puntland (Akhriso)

Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Guddiga difaaca Puntland (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa si kulul ugu jawaabay Guddiga difaaca Puntland oo shalay Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Garoowe,iyagoo Guddigu beeniyaay in Qaramada midoobey iyo Urur gobaleedka IGAD ay heshiis dhex dhigeen dhinacyada Puntland iyo Somaliland sido kalena la kala qaaday Ciidamadi is horfadhiyeey.

Guddiga difaaca Puntland ayaa sheegay in warkaas uusan waxba kajirin Puntland aysan heshiis la gali doonin tan iyo intay Somaliland ku sugantahay dhulka Puntland,iyado wasiiro Puntland u hadlay ku hanjabay inay dagaal deg deg ah qaadi donaan.

Somaliland oo maanta Warsaxafadeed soo saartay ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan hadalkii IGAD iyo Qaramada midoobey,iyago cambareyaay Guddiga difaaca Puntland .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com