Somaliland oo si adag uga hadashay go’aanki Barlamaanka DFS ku Mamnuucen DP World (dhegaysso)

Somaliland oo si adag uga hadashay go’aanki Barlamaanka DFS ku Mamnuucen  DP World (dhegaysso)

Xili shalay Barlamaanka Somaaliya Kulankoodi ay ka mamnuuceen guud ahaan dalka Somaaliya shirkadda laga leeyahay dalka imaaradka ee DP World ayaa Waxaa markii ugu horeysay ka hadlay madaxda Maamulka Somaliland.
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Golaha Wakiilada Soomaaliland oo Caawa Warbaahinta la hadlay  ayaa sheegay in Go’aankaas uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin,isla markaana Soomaaliya ay ka go’een Sanadkii 1981.
Nac nac Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay la yihiin Dal dersi ah iysguna ay yihiin kuwo ismaamula oo deris al ah Soomaaliya isla markaana aan uga sokeyn Itoobiya iyo Uganda.
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa790540101003f5b12b48f/Xildhiban+nac+nac+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com