Somaliland oo shaacisay kisaas cusub oo COVID-19 ah

Somaliland oo shaacisay kisaas cusub oo COVID-19 ah

Baaritaankii 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey 15 ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa somalilanders. Bukaanadan 10 qof waa rag, 5 qofna waa dumar siddda ay shaacisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 7 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 8 qof , Burco 6 qof iyo Gabiley oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Sadex iyo Toban (113)

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com