Somaliland oo mamnuucday hay’adaha ka shaqeeya Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya

Somaliland oo mamnuucday hay’adaha ka shaqeeya Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya

Golaha wasiirada ee Somaliland ayaa mamnuucay hay’adaha ka shaqeeya Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya inay wax mashaariic ah ay ka fuliyaan deegaanada Somaliland.

War kasoo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay hay’adaha kahowlgala Somaliland ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya inay dalka ka baxaan, waxaana qoraalka loo dhigay “hay’adaha laga leeyahay Soomaaliya kama howlgali karaan Somaliland”.

Waa go’aankii u horeeyey ee noociisa ah oo kasoo baxay maamulka Somaliland oo aan haysan aqoonsi, hay’adaha caalamiga iyo beesha caalamku ay u tixgaliyaan maamul ka mid ah Soomaaliya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com