Somaliland oo Joojisay isticmaalka Furaha internetka So

Somaliland oo Joojisay isticmaalka Furaha internetka So

Somaliland ayaa markii ugu horeysay joojisay Furaha isticmaalka internetka ee So kadib qoraal Kaso baxay wasaarada warfaafinta Somaliland ,iyado Magaca So lagu wareejiyaay Dowladda Federaalka Somaaliya.

Somaliland ayaa uga digtay Ganacsatada iyo dadka kaleba inay ka guuran Furaha So .

Hoos ka akhri

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com