Siyaasiyin cambaareeyey hadalka Faroole (dhegayso)

Siyaasiyin cambaareeyey hadalka Faroole (dhegayso)

Xilli shalay uu Madaxweynhii hore ee Puntland Dr Farooole uu eedeyn kulul u soo jeedshay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxmed Cali ayaa waxaa arintaas si adag uga hadlay siyaasiyin qaarkood xilal ka soo qabteen Puntland, qaarkoodna madaxweynimadda Puntland u tartamaya.

Siyaasiyiinta Garooowe Shirka ku yeelatay Waxa ka mid ah Aadan Maxamed Ciise Gadaalle oo Mar u su soo taagay qabashada Xika Madaxweynaha Puntland Sanadki 2008dii Waxa kale ooo isna Halkaas ka Hadlay Wasiirkii hoore ee Amniga Puntland Xasan Aloore Masuulyiinta Ayaa raali galin ka bxiiyay sida ay sheegeeen hadal aan Madaxweynaha Puntland ku habooneyn ooo Cabdiraxaman faroole shalay warbahainta siiyay .

Aadan Maxamed Ciise oo Hadalka ku Hormaray ayaa Sida uga hadlay Aragtidiisa Hadalkii Cabdiraxmana Farool ee ku aadana Xisada Gobolka Sool Madaxweynaha Puntland iyo Dad ku nool Gobolka Nugaala.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com