Site icon Radio Daljir

Siyaasi Siciid Diiriye iyo Saamiqaybsiga Khayraadka Badda Soomaaliya (dhegayso)

Xildhibaan hore Siciid Diiriye Maxamed oo kamid ahaan jirey barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay saami qaybsiga khayraadka badda Soomaaliya iyo damaca maamulada iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay ku doonayaan inay ka helaan badda ku xeeran deegaamada Puntland.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5929579d0b0100594ba1fd49/Said+Diiriye.mp3?_=1
Exit mobile version