Siyaasi Qurbaawi oo ka hadlay eedeynta ay madaxdii hore u jeediyeen M Farmaajo ( dhegayso| daawo )

Siyaasi: Siciid Cali axmed (Qurbaawi) oo kamid ah siyaasiyiinta somaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool ayaa ku dhaliilay madaxdii hore ee somaaliya inay yihiin kuwo iska hadlay oo wax ka soo qaad lahayn dhaliilahay u jeedinayaan Madaxda dowladda Federaalka ee somaaliya.

Xasan sheekh iyo sheekh shariif ayuu Qurbaawi ku tilmaamay kuwo dalka xiligay xilka hayeen marsiyeey wajiyo kala duwan oo foolxun,isago shegay in dowladda uu hogaaminayo Maxamed Cabdulaahu Farmaajo dalka iyo shacabkaba wax baddan u qabatay.

Waraysi dheer oo dhinacyo baddan taabanaya hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Siyaasi Qurbaawi oo ka hadlay eedeynta ay madaxdii hore u jeediyeen M Farmaajo ( dhegayso| daawo )”

  1. NuurkaNederland

    Nuurka.
    Political Analyst.
    Khabiir Ku taqasusey waxa loogu yeero “ARGAGAXISADA”.
    .*.*.*.*.*…*.**.*…*…*..*………………….
    M  A Q A A L.
    ————–.
    (LA HAYSTAYAASHA IS HAYSTA).
    ——————————————-
    WAXAAN QIRAYAA IN XASAN SH AHAA MOORYAAN IIMAAN LAAWE AH OO XARAASHTAY XOOLIHII UMADDA,JARDIINOOYINKII,KAALMIHII SHIDAALKA,PARKINADII,SHILEEMOOYINKII,DHISMAYAASHII DAWLADA INTII UU KA GAARI KARAYEY,DABADEEDNA XAAFADO DHAN INTUU DAD KA RARAY UQAYBIYEY XAASASKIISII,EHELKIISII,& ASXAABTIISII,WUXUU AHAA MID AAN XISHOON AYNA LASHAQEEYAAN KOOX MA XISHOODAYAAL AH OO MACALIMIIN LA AHAAN JIRTEY.WAA NINKII CUNAY MUSHAHARKII CIIDAMADA,SHAQAALAHA DAWLADA,WAA NINKII SAXEEXAY DUCOMENTY AY KU QORAN TAHAY “XERADA XALANE IN AYSAN KA SHAQAYN KARIN QOF SOMALI AH AMA ASALKIISU SOMALI YAHAY”WAA NIN AY MUDAAD LAHAYD IN XABSI LA DHIGO LKN DURUUFAHA DALKA KA JIRA BAA SABABAY INUU WELI HAWADA SI XOR AH U QAATO,LKN SH SHARIIF WAA NIN AY LAHAAYEEN CIA-da MARAYKANKU OOSO CIYAARSIIYEEN KADIB KUMAANKUN DHALINYARO SOMALI AH MARKUU ULOOGEYNA AYKU ABAAL MARIYEEN INUU MADAX NOQDO,WUXUU AHAA SHIRIIFKU “LABA KAADHLE”CEEB MAAHA HADEER IN QOFKA SIYAASIGA AHI EE DUNIDA SEDEXAAD UU NOQDO TUUL WEST-gu LEEYIHIIN LKN WAXAA CEEBA OO DAMBI AH IN UU U LOOGO DHALINYARO UU MAJARA HABAABIYEY DABADEEDNA LAGU SHIBAAX BARTO,(LAGU TOOGASHO BARTO),AAWAY KUWII UU MADAXDA U AHAA EE MAXAAKIIMTA LADHIHI JIREY?ANAA KUU SHEEGAYEE SHARIIFKAA ULOOGEY UMADO KALE DABADEEDNA DIYAARAD HELUKABTAR AH BAA AMARAYKANKU USOO DIREEN OOKU QAADEEN OO HUTEL NAIROBI AH DEJIYEEN LANA KULMEEN DABCANA QARASH SIIYEEN & DUCOMENTY UU KU DHOOFO,DABADEED U SHEEGEEN INUU ERETERIYA AADO SI AY ERETERIA UGU SHAAMBADEEYAAN ARGAGAXISO,FAHAMTU,LKN SHARIIFKU WAA NIN KA MARAN QABYAALADA INTA LA OGYAHAY,TUUGNA AHAYN,ISKU SOO XOORIYOO XASAN SH,SHARIIFKA,FARMAAJO,IWM DHAMAANTOOD WAA RAG RAG KALE U SHAQEEYA OO LA LEEYAHAY!!!!!,HA KU XISAABTAMIN INAY ADIGA KUU SHAQEEYAAN!!!!.
    SIDA LAP TOP-kaaga AAD U MAAMUSHO BAA LOO MAAMULAA!!!,MANA AHA IN AY UMADD MAAMULAAN DAD NOOCAAS IHI,LKN MADAXDU WAXAY KA TIMAADAA SHACABKA DHEXDIISA OK,SHACABKU HADUU XUN YAHAY WAXAA KASOO DHEX BAXAYSA MADAX CUN,INAGA AYAA XUN SIDAA DARTED ILLAAHAY BAA NAGU KARBAASHA MADAX XUN!!!!,XAQIIIQDU WAA TAAS!!!.
    RIYUHU HADAY DIB LEEYIHIIN DABADOODAY KU QARSAN LAHAAYEEN,SOMALI HADAY FIICAN TAHAY DAWLADNIMADEENAA  FIICNAAN LAHAYD,HAYEESHEE FARMAJO,XASAN SH,SHARIIFKA WAXAY TUUL U YIHIIIN WAAWEYNKA DUNIDA LKN KUWA M/GOBOLEEDADU WAXAY TUUL U NOQDEEN KUWAAN U AQAAN  XAASASKA REER GALBEEDKA EE MAAMULA DALALKOODA SIDA:UAE,SAUDI,QATAR,MASAR,IWM,
    OK.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM+AMISOM+NISA=ONE……ISKA JIR HUWENTAAS.
    Fiiro Gaara:
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV,.
    I SAID:TERRORISM ISNOT MUSLIMS & ISLAMICE.100% sure,IWEYDII ANIGA…….
    TRUMP SAY:OBAMA HE IS FOUNDED OF ISIS!!!! true story,Recoding,2016.
    NOW YOU KNOWS HADII KALE WIGALADA TUMO………….

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com